Faahfaahin: Dagaalo khasaare geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Marko

Wararkii ugu dambeeyey ee saaka naga soo gaaraya Magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in xaalada magaalada ay saaka degan tahay ka dib weerarkii ay xalay ku soo qaadeen xoogaga Al-shabaab. Ciidamada Dowladda ayaa duleedka degmadaasi ka wada howlgallo iyo dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ay ku xaqiijinayaan amaanka magaalada oo mudooyinkan ka soo reynayey. Guddoomiyaha … Continue reading Faahfaahin: Dagaalo khasaare geystay oo xalay ka dhacay Magaalada Marko